Sarmaanyo.com » moha

Munasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 8ad Ee Jamacada Nugaal Ayaa Kadhacday Hotel Xamdi Ee Laascaanood(Daaw+Sawiro)
Munaasibad lagu xusayo sandguuradii 8aad ee Jaamacadda Nugaal ayaa lagu qabtay hotel Xamdi ee magaaladda Laascaanood, halkaasi oo lagu soo bandhigay waxqabadka Jaamacadda iyo qaybo cusub oo lagu soo kordhiyey. Gudoomiyaha Shirkadda Telesom ahna gudoomiyaha gudiga ganacsatada kana mid ah aasaasayaashii iyo ardaydii ugu horeysey ee lagu furay Jaamacadda Nugaal ayaa waxa uu siwey ugu dheeraaday aasaaskii Jaamacadda iyo aqoontu faaiidooyinka ay leedahay, isagoo si cad u bayaanshey kala saraynta dadku inay tahay aqoonta ee aanay ahayn wax kale. Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal C/risaaq Maxamed Aadan “Lafoole” ayaa ka war bixiyey aasaaskii Jaamacadda iyo waqtiyadii kala duwanaa ee ay soo martay isagoo xusay inay ku bilaabeen maadooyin kooban isla markaana ay haatan marayso heer ay soo dhodhowaadaan aqoontii looga baahnaa Jaamacadi inay bixiso. C/risaaq Lafoole waxa uu xusay inay sanadka soo socda ay imaan doonaan macalimiintii maadada Caafimaadka taas oo uu xusay inay ka heleen macalimiin wadanka Mareykanka taasina ay suuragelinayso inay helaan machadyada caafimaadka lagu barto ee magaaladda ku yaala inay helaan digrii aqooneed. Waxaa iayguna halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah masuuliyiinta Dugsiyada Sare oo kuwaasi oo si aad ah ugu mahad celiyey masuuliyiinta Jaamacadda iyo Aasaasayaashii waxaana ay xuseen siada ay ugu faraxsan yihiin ardaydoodii oo aqoontii ay u aadi lahaayeen debed inay wadanka ka helaan waxana ay sheegeen inay ku carbinayaan ardayda qalin jebinaysa inay si toos ah ugu wareegaan Jaamacadda Nugaal. Qaar ka mid ah ururda ka jira magaaladda ayaa masuuliyiintooda waxa ay halkaasi ku soo bandhigeen faaiidooyinka ay jaamacadda ka heleen iyagoo xusay in jaamacadu ay u fududayso wixii aqoona ee ay u baahdaan. Waxaa halkaasi lagu soo bandhigay qaab muuqaal ah duruusta ay jaamacadu bixiso taasi oo laga dheehanaayey horukaca ka muuqdey culuunta ay jaamacadu maanta hayso marka loo eego sanadihii la soo dhaafay Ugu danbayntiina wax halkaasi oo boqolaal qof ay ku sugnaayeen lagu soo bandhigay qaabka jaamacaddu u shaqayso, maadooyinka iyo qaabka ay u socdaan iyadoo ay halkaas ku sugnaayeen ardayda haatan gelaysa Jaamacadda Jaamacada Nugaal ayaa dhowaan la filayaa in ay u guurto dhisme ku yaala badhtamaha magaaladda Laascaanood oo ay leedahay iyadoo 8 sano ku jirtey dhisme kiro ah.

Cabdiraxmaan cabdisamed Axmed(ciise yare)

Qanciye_ciise@hotmail.com

Shirkada Isgaadhsiinta Telesom oo 10 qof oo bakhtiyaanasiib ah 4 ka mid ahi laascaanood ku guulaysatey(Daaw+Sawiro)
Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Xarunteeda Laascaanood ayaa abaalmarino gudoonsiisey dad ku guulaystey bakhtiyaanasiib lagu tartamayey barnaamij loo bixiyey Aqoon maal oo shirkadu dhowaan soo kordhisey.

Gudoomiyaha Shirkada Telesom ee gobolka Sool C/risaaq Axmed Warsame ayaa isagoo ka warbixinaya abaalmarintan ayaa waxa uu sheegay inay qayb ka tahay shirkadu qaababka ay dadka macaamiishooda ah wax ugu celiso.

C/risaaq isagoo ka waramayey Abaalmarinta ay bixinayaan ayaa waxa uu sheegay inay 10 qof oo degaanada ay shirkadu ka hawl gasho abaalmarin loogu tala galay ay 4 ka mid ahi noqdeen Laascaanood isagoo intaa raaciyey abaal marinta ay bixinayaana inay tahay Kitaab Quraan ah iyo Qalin lagu magcaabo “Qalin Quraan” kaasi oo akhriyaya, macnaynayana Quraanka iyo barashadadiisaba.

Sharaax kala duwan ayaa masuuliiyiinta Telesom ka bixiyeen kitaabkan iyo aaladaha uu wato taasi oo mashquulisay ku guulaystayaashii Bakhtiyaanasiibka taasi oo fahansiintoodu gaadhey ilaa salaadii makhrib ee galabta.

Madax Suuqgeynta Shirkada C/raxmaan Sayn ayaa si aad ah ugu dheeraaday inuu u muujiyo qaabka ay shirkadu faaiidooyinka ay hesho wax ugaga soo celiso macaamiisheeda isla markaana ay jeceshahay sidii loola dagaalami lahaa Jahliga

Adeega Aqoon Maal ayaa ah adeeg macluumaad badan lagaga faa iidaysan karo mobailka sida Qaamuuska Luqadaha Soomaaliya iyo Ingiriisiga, Wararka, Lasocodka ascaarta Suuqyada iyo macaluumaadyo kale kaasi oo ilaa bishii aan soo dhaafnay ay jireen dad isticmaalayey walow ay yaraayeen, waxase ay sheegeen inay ardaydu yihiin kuwa ugu badan ee ka faaiidaystey

Cabdiraxmaan Cabdisamed Axmed(Ciise Yare)

qanciye_ciise@hotmail.com

Ururka Ardayda jaamaca Nugaal oo dhawaantan ku Biirey Dalad ay ku midoobeen Ururada S/land iyo dhaliil ay soo jeediyen gabdhaha Waxka barta Jamacada Nugaal
Dhawaantan waxaa magaalada laascaanood soo gaadhey Daladda SONYO oo ay ku midoobeen Ururada Ka hawl gala Gobolada Waqooyi ee somaliland waxaa Xaflad ay ku qabteen laascaanood oo ay kasoo qayb galeen wasiiro ka tirsan somaliland ardayda jaamaca nugaal iyo Ururada xubnaha ka ah qaar kood lagu shaaciyey in ay si rasmi ah ugu Biireen ururu ay ku midoobeen ardayda jaamaca Nugaal Gaar ahaan wiiilasha Ururkaas oo lagu magacaabo NUSU, intaas wixii ka danbeeyey waxaa jiray dhaliilo loo soo jeedinayo Dhalinta Jaamcada oo ka dhan ah ku biiritaanka ay ku biireen dalada Midowga Ururada somaliland, waxaa warbaahin Fariin qoraaleed ay ku canbaaraynayaan falkaas soo gaadhsiyey Urur ay ku Mido0been Gabdhaha jaamca Nugaal kaasi oo lagu Magacaabo NUSGED wuxuuna u qornaa sidatan.

Anaga oo ah Gabdhaha Jaamacadda Nugaal ee magacoodu yahay NUSGED waxan halkan idinku soo gudbinaynaa qoraal aanu ku canbaaraynayo falkii ay ku kaceen Wiilasha Jaamacadda Nugaal ee NUSUwaxa baryahan ku soo baxayey Warbaahinta SSC warbixino ku saabsanaa in Ardaydda Jaamacadda Nugaal ay ku biireen Dhalinyaradda Hargaysa, arinkaasi waxa uu aha mid ku kooban Wiilasha kaliya oo ma ahan mid aanu ku wada soconey waxanuna u sheegaynaa Bulshadda SSC in Gabadhaha NUSGED aysan kula socon falalka

waxanu kale oo ugu baaqaynaa dhalinyaradda SSC in ay ka waantoobaan ku biiridadda Cadawgeena oo doonaya in uu kala qoqobo bulshadda kaas oo meelo badan ka soo galaya bulshadda ayna dhalinyaradu kaw ka tahay

waxa ugu baaqaynaa Saxaafadda deegaanadda SSC in ay halkaas ka sii wadaan halganka iyo la dagaalkanka Cadawga isla markaasna ay horumarka deegaanadooda qaybtooda ka qaataan iyo horumarka Jaamacadda Nugaal, waxana leenahaya saxaafada xorta ee SSC hadii ay cidi xumaatay in dadkoo dhan laysku qaado maha

Gudoomiye Aamina Saleebaan Maxamuud

Gudoomiye ku xigeen Caasha Luul Cumar Jaamac

Afhayeen Khadra Xasan Ismaaciil

Xoghayn Sawda Cabdilaahi Ismaaciil

Waxa warbixintan soo gudbiyay gabdhaha jaamacada nugaal ee NUSGED

Muuqaalka Gabdhaha Jaamaca Nugaal ee ku Mudoobey Ururk NUSGED

Jaaliyada Swiss oo LacagSoo gaadhsiisey Masjidul Jaamaca Laascaanood+Sawiro
Jaaliyada Wadanka Switzerland   ayaa Deeq lacageed oo dhan 1,000$(Kundoolar) Soo gaadhsiisey Gudiga Gacanta ku haya Dhismaha Masjidul Jaamaca Laascaanood,

Gudiga Gacanka ku haya Dhismaha Masaajidka ayaa Mahad Celin usoo jeediyey Jaaliyada Wadanka Switzerland ee Lacagtan ku soo darsaday Dhismaha Masaajidka,

Dhawaantan ayay Gudiga Masaajidku Shaaciyeen lacag dhan 18,000%(Toban iyo Sideedkun oo Dollar)oo ay ku kala Leeyihiin Shirkada Daldhis oo gacanta ku haysa Dhismaha Masaajidka iyo shirkad Yaduna keentay Daaqadaha Dabaqa Sare ee masaajidka iyo lacago lagaga leeyahay Qalab Koronto oo iskugu jira Marawaxado iyo agab Koronto oo la galiyey Masaajidka,

Geesta kale Gudiga Dhismaha Masaajidka oo kala ah.

-Sh.Cali Macalin Xasan

-Sh.Axmed Maxamed Saleebaa

-Cali Cabdinuur Xaashi

-Siciid Cabdi Ducaale

-Xasan Maxamed Bootaan

waxay Raali Gelin ka Bixinayaan Warbixin Dhawaantan ka baxday Warbaahinta  Taasi oo la xidhiidhey soo bandhigida Daynta Masaajidka lagu leeyahay isla markaana ay si khaldan u soo gashay liiska Shirkadda Korontadda ee Lesco, waxay Gudigu sheegeen in Shirkadda Lesco ay Dhamaan Masaajidadda Laascaanood si bilaash ah ku siiso Koronto isla markaana aanay ku jirin Liiska Daynta ee Masaajidka lagu leeyahay,

Geesta kale waxay Gudida Masaajidka ugu Baaqeen dhamaan Umada Islaamka ah ee Khayrka jecel in ay ka qayb qaataan Dadaalka loogu jiro Dhamaystirka Daynta Masaajidka lagu leeyahay oo dhan 18,000$ (Toban iyo Sideed kun oo dollar)

waxayna mahad celin balaadhan u soo jeediyeen Jaaliyada Switzerland ee lacagtan soo dirtay iyago jaaliyadaha kalena ka codsadey in ay ku soo daydaan Jaaliyada Switzerland iyagoo horeba ay jaaliyadaha kale uga qayb qaadan jireen Dhismaha masaajidka,

Masjidul jaamaca laascaanood ayaa kamid ah masaajidadii ugu horeeyey ee laga dhiso laascaanood isla markaana hada Dib u habayn balaadhan lagu sameeyey iyado dhismihiisii hore dhulka lala simay haatana la yagleelay Masaajid Cusub oo Bilicsan dhismaha masaajidkan ayaa waxaaa kharashkiisa ka qayb qaatay Soomaali Badan oo kunool Caalamka Hadana Masaajidka ayaa Taagan Heer Gabo Gabo.

Gudigu waxay sheegeen in Gudaha Bisha Barakaysan ee Ramadaan La Furi Doona Masjidul Jaamaca Laascaanood,

Dhalinyaro u dhalatay Gooladda SSC oo ku dhawaaqday urur Cusub –Ururka Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada SSC Soomaaliya
Ururka Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada SSC Soomaaliya

Abaabul iyo shirar Bilihii tegay ka socday Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, ayaa laga gaadhay natiijooyin wax ku ool ah oo waayo cusub u furaya Dadka mandaqada SSC gaar ahaan, guud ahaana Soomaaliya.

Hawshan oo ay bilaabeen 25 dhalinyaro ahi waxaa ku qancay oo taageearay in kabadan 120 xubnood oo da’yar ah {gudaha iyo debedaba}.

Hadaba, iyadoo laga duulayo arimaha soo socda ; waxaan soo bandhigeynaa mowqifka iyo barnaamijka Urur cusub oo magaciisu yahay Ururka Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada SSC Soomaaliya kaasoo ka dhashay dareenka iyo talada barbaarta kor ku xusan.Ururku wuu metelaa kana koobanyahay dhammaan Dhalinyarada SSC.

Dhalashada iyo Ujeedooyinka Ururka

Kadib markii dhalinyaradu aragtay marxaladaha qallafsan ee Dadka iyo Deegaannada SSC.

Markii laysla gartay dulliga, dib udhaca , tafaraaruqa iyo sharaf darrada maanta haysta Bulshada SSC.

Markii la garowsaday mas’uuliyadda baylihinta xorriyadda iyo Dalka SSC inay tahay madaxdii hore ee Puntland.

Markii lagu qancay in madaxda maanta ee Puntland ayan 3 Sano ku dhowaad dan ka gelin welina ayan muraad ka lahayn.

Markii la arkay in Hogaankii Nairobi lagu  dhisay ee SSC inuu burburay.

Markii la yaqiinsaday in Issimo, Siyaasiyiin iyo Saraakiilba madxdii Beesha Dhulbahante ayan ku foognayn xal u helidda gunnimada iyo halaaga dadka haysta, ayna gabeen xilkoodii iyo kaalintii ku haboonayd.

Iyadoo maanka lagu hayo qiimaha iyo awoodda shacbiga sharfan ee SSC.

Lagama maarmaan iyo xaq culus waxaa ah in la bilaabo halgan dhab ah.

Ururka Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada SSC markaa wuxuu isu taagay inuu buuxiyo hogaamin daacad u ah Dadka iyo Dalka SSC.

Shirar casri ah oo isku xidhan ka dib, waxay Dhalinyaradani gudoonsadeen:-

Waxaa la dhisay ururka Dhaqdhaqaaqa Dhallinyarad SSC Soomaaliya.

Himilooyinka Ururka waxaa safka hore kaga jira:- xoraynta Dhulka SSC, midaynta Bulshada iyo raadinta midnimo iyo qaranimo Soomaaliyeed.

Iyadoo laga taxadderayo arimihii fashilmay ee shirarkii hore ee waayeelka iyo madaxda Besha, lama qiimaynayo duruufaha iyo dhaqannada gurrucan ee jira; qarsoodi ayaa loo badiyey dhaqdhaqaaqa Ururka.

Ururku wuxuu xogihisa ku gaadhsiinayaa Bulshadiisa si qorshaysan.

Waxaa la dhisay guddiyo farsamo iyo waaxyo look ala asteeyey xilalka iyo hawl fulinta oo dhan.

Baaq

Ururka Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarad SSC Soomaaliya Wuxuu ugu baaqayaa dhammaan shacbiga mandaqada {gudo iyo dibedba} inay is barbar taagaan barbaarta bilowday halganka.

Ururku wuxuu Beelaha derisyada ugu baaqayaa in ay garowsadaan fashilaada madaxda ay maamulka u dhiibteen.

Ururku wuxuu Bulsho weynta walaalahood ee Puntland ka codsanayaa aqoonsiga iyo taageeridda dhaqdhaqaaqan u kacay soo dhicinta iyo xoraynta dhulka.

Dhaqdhaqaaqa Dhalinyaradu wuxuu soo dhoweynayaa dareenka Jaalliyada debada iyo Shirarka Khaatumo1 London iyo Khaatumo2 Oslo, wuxuuna diyaar ula yahay iskaashi buuxa.

FG:Dekumintigan waxaa soo saaray 123 dhalinyaro reer SSC ah oo Da’doodu u dhexayso 25-30 Jir magacyada aasaasayaashana waxaa dhowaan loosoo gudbin doona Warbaahinta.

Shir Saxaafadeed ay Qabteen Culimada iyo Gudiga Dhismaha Masjidul Jaamaca Laascaanood+VIDEO
Culimada Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Shir Saxaafadeed ay ku qabteen magaalada laascaanood

waxay kaga warbixyeen daymo lagu leeyahay Masaajidka iyagoo sheegay in masjidku uu haatan marayo Heer Gabo Gabo ah waxaa kale oo ay ulimadu Baaq u soo jeediyeen Dhamaan Umada Muslimka ah e Hore uga Qayb qaadan jiray Dhismaha Masaajidka.

Lacagta lagu leeyahay masaajidka ayaa gaadhaysa 18,000(Toban iyo sideed kun oo doolar)waxaana ku kala leh Shirkado ay kamid yihiin Daldhis Company oo ah Shirkadii Qandaraaska Dhismaha Maajidka Wadey, Shirkad yana la sheegay in ay masaajidka u Diyaarisey Daaqado iyo Muraayado qayb ka ah Bilicda Masaajidka sidoo kale waxaa ay culimadu sheegeen in ay jiraan kharashaad kale oo ay leeyihiin Dukaano ku yaal magaalada lascanod oo laga soo qaaday marawaxadaha masaajidka lagu xidhay iyo Qalab Koronta,

Hada Warbixintii iyo Kulankii ay maanta qabteen Culimada iyo Gudiga masaajidka

Halka ka Daawo

maxamed Cismaan C.nuur Xaashi

Laascaanood

Somalia

Wasiirada XKMG oo kulan yeeshay iyo taliye loo magacaabay nabad sugida
Shir ay maanta Golaha Wasiirada yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha uu ku tegey New York iyo Washington, magacaabis agaasimaha hay’ada nabadsugidda qaranka, dhacdo ka dhacday airportka Muqdisho iyo dagaalo beeleed ka dhacay gobolka Mudug.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa golaha wasirada siiyey warbixin la xiriirta safarkii uu dhowaan ku tegey magaalooyinka New York iyo Washington oo uu ka qeybgalay shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ee 11kii May 2011 oo looga hadlayey arrimaha Somalia. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu waxuu ka warbixiyey kulamadii uu la qaatay mas’uuliyiin ka socota aqalada Senate ka iyo Congressman ka iyo kulamo uu la qaatay jaaliyadda soomaalida ee dalka Mareykanka.

Ka dib markii uu Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka mudane Abdishakur Sh. Hassan Farah uu soo gudbiyey musharaxii agaasimaha hay’adda Nabad suggida Qaranka ayaa golahu ka doodeen, isla markaana isku raaceen in Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed uu noqdo Danjire Ahmed Mo’allim Fiqi Ahmed.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Difaaca mudane Abdihakim Haji Mohamud Fiqi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Abdishakur Sh. Hassan Farah ayaa golaha siiyey warbixin la xiriirta dhacda saakay ka dhacday airportka Muqdisho oo ay labo dayuuradood oo aan sumad laheyn ay soo cagadhigteen garoonka, ka dibna ay is weydaarsadeen xamuul.

Ka dib baariteen ay ku sameeyeen hay’adda Nabad Sugidda Qaranka iyo Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu helay inay wadeen lacag gaareysa 3 million iyo 600 kun oo dollar.

Booliiska ayaa gacanta ku dhigay shaqsiyaadkii ka danbeeyey arrinkan waxaana socda baaritaan ay boolika soomaaliyeed ku waddaan falkan.

Golahu waxey si aad ah ugu ammaaneen wasaaradda arrimaha gudaha sidii ay falkaan uga hortageen, isla markaana ay gacanta ugu dhigeen dadkii ka danbeeyey falkaan.

Ugu danbeyntii golaha wasiirada waxey u soo jeediyeen baaq nabadeed beelaha ku dagaalamay baacad weyn ee gobolka Mudug, uguna baaqay inay joojiyaan dagaalka oo ay wada hadlaan.

Golahu waxey isla garteen in wafdi heer wasiir iyo xildhibaano loo diro goobaha ay beelaha wallaalaha ah ku dagaalameen.

Sr Online

Magacyada Saddex Soomaali ah oo qirtay inay Afduub sameeyeen laakiin aysan Dilin Muwaadiniin Maraykan ah
Saddex nin oo Soomaali ah ayaa qirtay inay galeen danbi afduub ah oo sabab u noqday dhimahsada muwaadiniin Maraykan ah bishii Feberaayo..

Burcad badeeddan Soomaalida ah waxay sheegeen inay arin xaqiiqo tahay inay ku keceen afduubka doonni dalxiisa oo muwaadiniin Maraykan ah ay saarnaayeen.

Ragga qiraalka sameeyay ayaa lagu kala magacaabaa Maxamuud Xirsi Ciise Cali, Mahamuud Salaad Cali , iyo Cali Cabdi Maxamed , oo dhammaantood ku jira da’ada soddomeeyada .

Qiraalka oo ay ka hor sameeyeen maxkamadda federaalka ee Norfolk ee gobolka Virginia ee dalka Maraykanka.

Scott iyo Jean Admas , Phyllis Macay iyo Bob Riggle ayaa maydkooda laga dul helay doonni kuwa dalxiiska ah , markii ay ciidanka Maraykanku la wareegeen doonta.

“ Qiraalka danbigu waa tallaabo muhiim ah” sidaasi waxaa yiri Charge Janice Fedarcyck oo ka tirsan FBI-da Maraykanka.

Qareen Maraykan ayaa dhinaca kale sheegay afduubidda markab Maraykan laga leeyahay inaysan ahayn wax sahlan, ayna sababi karto ciqaab aad u xun.

Sr Onlnie

Ciidamada DFKMG oo In kayar 1-Km u jira Bakaaraha
Waxaa saaka waaberigii ilaa imika magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ka soconaya dagaalo aad u culus oo u dhexeeya ciidamada dawlada kumeel gaarka ah ee Soomaaliya oo gacan ka hilaya ciidamada Amisom & ciidamada xarakada Alshabaab.

Dagaalkan oo saaka ka bilowday deegaano shalay la isku horfadhiyey ayaa ay ciidamada dawlada kumeel gaarka ahi ka gaareen guulo rasmi ah oo la taaban karo, Waxaana ay la wareegeen isgoysyo muhiim ah & dhamaan wadooyinkii gali jiray suuqa bakaaraha iyagoo wax kayar I-Km u jira suuqa bakaaraha oo mudo dheer ay ciidanka Alshabaab ka talinayeen.

Wixii kasoo baxa dagaaladan Sr Online

Shabaab oo hub la wareegey kubada cagtana ka mamnuucay Afgooye
Maamulka Xarakada Al Shabaab ee degmada Afgooye ayaa hub badan kala wareegay dad beeraley ah iyagoo dhinaca kale ciyaarista iyo daawashada kubadda cagta ka mamnuucay degmada Afgooye. Wararka imaanaya deegaanka lagu magacaabo Madiina oo dhanka galbeed ka xiga degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in howlgal saacadihii la soo dhaafay ciidamada Al Shabaab ay ka sameeyeen halkaasi ay kula wareegeen hub ay lahaayeen dadka deegaanka iyo kuwa beeraley ah. Hubkaani ayaa waxaa la sheegay in tiro ahaan uu gaarayay 11 qori gacmeed oo ay ka mid yihiin qoryaha AK47 iyo sidoo kale Kaaribiino, waxaana Al Shabaab ay deegaanka Madiina sidoo kale ka kaxeysteen wiil dhalinyaro ah kaasi oo aan la ogeyn sababta ay u wateen. Deegaanka Madiina ee galbeedka degmada Afgooye ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka jiray falal amni daro kadib markii deegaankaasi Al Shabaab ay sheegeen in kooxo burcad ah ay ku dhici jireen gaadiidka safarka ah. Dhinaca kale saraakiisha xarakada Al Shabaab ee degmada Afgooye ayaa waxa ay soo saareen amaro ku wajahan dhalinyada ku dhaqan degmadaasi, waxaana ay sheegeen in wixii maanta ka dambeeya ay mamnuuc tahay ciyaarista daawashada ciyaaraha kubadda Cagta. AL Shabaab ayaa u sababeeyay amarkaani ay soo saareen kadib markii dhalinyarada ay ku eedeeyeen in ay ku yaraadeen goobaha lagu cibaadeysto ee degmada Afgooye, islamarkaana sida ay tilmaameen ay u bateen meelo lagu daawado laguna ciyaaro kubada cagta, waxaana ay sheegeen in cidii u hogaamsami weysaa amaradaasi ay talaabo ka qaadayaan.

Sr Online