Kaydka Warka
Arkiifiyada qoraaga
Ururka Caafimaad oo Deeq Gaadhsiiyey Bukaan Jiifa Hospitalka Laascaanood+Sawiro
Urur Caafimaad oo ka hawl gala magaaladda laascaanood isla markaana lagu magacaabo SHIVO Ayaa deeq Caawimo ah Gaadhsiiyey Bukaan Jiifa Hospitaalka Wayn ee Magaaladda Laascaanood, ururkan oo magaciisa loo soo gaabiy ururka horumarinta samafalka… Sii akhri
Magaalada Lascanod oo Olole Nadaafadeed laga fuliyey maanta iyo Ganacsatada oo Kaalin wayn ka qatay+Sawiro
magaalada laascaanood ee xaruunta gobolka sool ayaa maanta oo taaiikhdu ku beenayd 05-09-2010 laga hir geliyey olole balaadhan oo lagu gurayey qashinka yaala suuqyada gudaha magaalada lascaanod, waxaa hawl galkan si wada jir ah u qabtay maamulka… Sii akhri
Puntland oo Garowe ku Gubtay Lacag Shilin Somali ah
Qeyb ka mid ah lacagtii bilihii la soo dhaafay lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug oo gaaraysa 11 milyan oo shilinka Soomaaliga ah ayaa maanta waxaa dab lagu qabadsiiyay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland. Lacagtaani… Sii akhri
Kumuu Ahaa Cabdi Bile Cabdi?
Abdi Bile Cabdi waxaa uu dhashay 28-kii December 1962-kii waxa uu ku dhashay magaalada laaso caanood oo ka tirsan gobalka sool. Cabdi bile Cabdi waxaa uu noqday qofkii ugu horeeyay ee Somalia ah oo ku guuleestay tartanka Oradka caalamiga ah 1500… Sii akhri
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in DKMG laga difaaco Shabaab iyo Xisbul Islaam.
Dowladda wadanka Ingiriiska ayaa mar kale ugu baaqday beesha Caalamka in dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacan siiyo dagaalada ay kula jirto Xarakada Al Shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam. Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska wakiilka dowladda… Sii akhri
Ciidamada AMISOM oo duqeyn u geystay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho
Madaafiic geysatay qasaarooyinka isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamada AMISOM waxaa ay Maanta ku garaaceen Xaafado ka mid ah degmada Hodon iyo Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo uu xirmey ganacsi yar oo suuqaasi maanta ka… Sii akhri
Xildhibaano Haayadda UNDP Ugu Baaqay inay faraha kala baxday Dastuura cusub ee Somalia ee qoraalkiisa la wado
Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay hay’adda UNDP inay faraha kala baxdo Sameynta Dastuurka cusub iyagoo dhinaca kale Xukuumada kMG ku eedeeyay in ay gashay qiyaano… Sii akhri
Uganda: Waxaan diraynaa toban kun oo askari
Ciidamada Uganda ayaa waxay sheegeen inay diyaar u yihiin inay u diraan Soomaaliya in ka badan toban kun oo ciidamo dheeraad ah, taasi oo ka badan laba jiraab ciidamada hadda ka jooga midowga Afrika alka Soomaaliya. Afhayeen militeri oo u… Sii akhri
robinho oo kamid noqday xidigaha Ac-milan
Xidigada’da yar ee dalka Brazil Robinho ayaa qalinka ku duugay heshiis uu 4ta sano ee soo socota kula joogayo kooxda weyn ee dalka Talyaaniga AC Milan. Robinho oo labo sano ka hor ugu kacay kooxda Manchesdter City 32 malyan oo geni isla markaana… Sii akhri
inter milan iyo real madrid oo bar bar dhacyo mid walba ku bilaabay horyaaladda laliga iyo seria A
Kooxda difaacaneysa horyaalka Talyaaniga ee Inter ayaa kulankii ugu horeeyey horyaalka sanadkan bareejo goolal la`aan ah ku bilowday markii ay caawa is qaabileen kooxda Bologna. Qeybtii hore ee cayaarta ayaa aheyd mid caajis ah hase yeeshee… Sii akhri
