Gudoomiyaha la doortey ee Jaaliyada D/Mirifle mudane Mowliid sheikh Daahir oo ka warbixiyey waxqabadkiisa.Daawo sawirada
iyadoo ay in mudo ahba ay socdeen kulamo kala gooni gooni ah oo yeelanayeen dhamaan jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan guud ahaan qaaradda Yurub gaar ahaan Jasiirada Malta ee Dalka Malta ayaa waxaa ugu danbeytii loo doortay gudoomiyaha… Sii akhri